maya allah have mercy on you. all muslims
Illahey wuxu dhahay guursada waxa idin wanagsanadey oo haween ah – laba ka guursada – sadex ka guursada – afar ka guursada – hadaase ka cabsataan – inaadan haweenkii u garsoorin – mid kaliya iska guursada – ama ku kaaftoma –ay hanatay gacmayaalkiina hanatay – arinkaas ayaa u dhowaan badan – inaadan xadgudbin.
Aayadan guurka marka ay ka hadashay, fankixu maa dhaaba lakum minan nisaa, shareeda cadaaladeeda iyo wanageeda, inaana qofna dhib iyo culeys saareyn waxa la yiri maa dhaba lakum minan nisaa:
Qofka hadeyba mid kula wanaagsan taha. Mid labaad ayna kula wanagsaneyn iska heyso midaada laba hadey kula wanagsan tahay mada dhaba lakum waaye – adigii ninka ahaa ee wax guusan lahaa baa lagu qiyaar galiyey fankixii maa dhaba lakum mina nisaa laba guurso sadex guurso afar guurso noocaad rabtaad guursan
Laakin markaad ogaatid intaad is biyo dhiijisay dhaciif aad noqotay maskiin ah, aan dadnimo ku filan laheyn damiirna laheyn caqlina laheyn dadnimo fiican laheyn mid iska agjoog, marka al asal atacadu – maxaa jira guurkiba waxaa laga bilaabay Mathnaa
Laba in la guursado weeye sadex la guursado weeye afar la guursado weeye hadaadse is ogaatay inaadan dhaqan Karin intaad cadaab mudan laheyd mid iska agjoog kolka midu li ducafaa dadkaan waxba aheyn ayaa mid ku ekeenaya midi haduu xamili waayana adoon ha iska raadsado laakiin asalku waa tacadudka in haweenkii la badsado weeye waa suna min sunal rasuulilaah
Gacan cadawa la galay kirirshtan kii baa la waafaqay, kirishtanku nabiyulahi cise ayey hafraan oo nabi u ah, oo ay daba socdaan ciise waxba ma guursanin – hooyadiina lama guursanin adiguse hadaad nabi muxamad rumeysan tahay 9 buu ka dhintay
kolka ma ciisaa ku dayaneysaa mise muxamad nabiyulahi muxammad baa ku tayaneysaa kolka tacatudka iyo in haween badan la guursado ayaa aslu shareecatul muxamadiya ah, ama waxa ay sameyaan qoladan xawaaninta la yiri waxaa cadaatay inaan cadaaladba jirin
may allah have mercy on u - plz don't surprise it's my language - 4 somali