Samy!(naaneestaada cusub ma ka heshey?
) walaaleey macaaney, I'm still surprised TTI aan kugu arkooya again lee
....nothing new in life wallahi- coz skool wili ma dhameynin and i still live in qaxooti magaalo
adi warka keen bal bcoz adaa maqneed nooh
how's life in tuuladaa dagantahay?or shud i say magaaladaad dagantahay?

LOL, tell me about it man. Ani xatta meeshaan waan u xiisa if i'm gone for a while wallahi
awww, I hope inuu si fiican internetkaaga u shaqeeyo veery soon and don't worry dude, 1 mistake xatta maadan qorin...it's funny how ur typing adoo waxna u jeedin,lol- keyboardka waxa ku yaalo dhan waad xifdisantahay aan u malaynaa

Insha'allah macaanto, Hope to see yu around soon too!
Yaa lagu waynin dee

Fii amaaniAllah!




LOL, tell me about it man. Ani xatta meeshaan waan u xiisa if i'm gone for a while wallahi




Insha'allah macaanto, Hope to see yu around soon too!
Yaa lagu waynin dee


Fii amaaniAllah!